Wasiir Fiqi oo qaaday talaabo lagu dhiirigelinayo ciidamada xasilinta caasimada (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia Axmed Macalin Fiqi iyo Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Al Cadaala ayaa caawa ciidanka Xasillinta Caasimadda kula afuray duleedka Muqdisho. Waxaa sidoo kulankaas afurka aha qeyb ka ahaa taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sulub Axmed Firin, taliyaha ciidanka gaarka ah ee Haramcad Fanax iyo masuuliyiin kale. Axmed Macalin Fiqi ayaa ku amaanay ciidamada … Continue reading Wasiir Fiqi oo qaaday talaabo lagu dhiirigelinayo ciidamada xasilinta caasimada (Sawirro)